LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

$700 Sidee ugu samayni karta Blogging Bishii?





1) Waa maxay Blogging?

Ma rumaysanaysa in aad internet ka samayni kartid lacag kugu filan oo macala ka badana lacagta aad ka qaadatid meeshaa aad ka qaadatid laakin waxaad is waydiinaysa how? The answer is doing Blogging. Blogging ku waxa la odhan jiray weblog oo ah website kii caadiga lkn aad wax kusoo qoraysid oo informative ha ahaado mid aad kaga hadlaysid dalxiis. cunto, technology, ciyaaraha iyo kuwa kle oo badan. Blogging waxa loo qaybiyaa qaybo badana laakin labada ugu muhiimsan halkan kaga hadlayna oo kala ah Personal blogs iyo collabarative blogs oo kala ah personalku waa qaybta oo qof kliya soo qorayo ama isagu leeyahy blogging spotka halku collabarative blogs waa nooc ay dad badan qoraan blogs ka inta badan waxa isticmaala qaybtan organization iyo bussinesska.


2) Sidee bloggingku uu shaqeeya

Bloggingku wuxu uu shaqeeya si simple just website samayso then wax kusoo publish garee simple as that qofki qaranaya code isagaa samayni kara website isago isticmaaalaya html iyo css balse qofkii aanan qaranayn waxu isticmaali karaa wordpress iyo blogger oo easy i think qof kaste kaa uu isticmaali kara.

Wax yaabaha aan ku jeclahy blogging website waa interlinking taaso ah adigu blog kaa qortay ayaa blog kle oo qof kle qoray ayaa ku xidhi karta tusaale anaa ka hadlaya waxa la yidhaahdo cryptocurrrency waxaan ku xidhata karo blog kle oo same topic ka hadlayno.


3) Faaiidada iyo khasaaraha blogging

FAAIDADA

1) Good for SEO.

2) Building and maintaining good customers.

3) generate a good income.

4) Easy business with zero cost to start.


Khasaaraha

1) Time consuming

2) Low money at the beginning.


4) Qaababka lacaga ugu samayni kartid


1) google adsense.

2) selling a digital product.

3) doing affiliate marketing.




 




Post a Comment

0 Comments