LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Waa Maxay CryptoCurrency?

 


Cryptocurrency waa lacag digital ah / digital currency taaso ahayn lacagaha banaanka taala oo la arki karo lana qabsan karo sida lacagaha caadiga ah tusaalo ahaan USD,EURO etc.

lacagtan maaha mid qof ama wadan control gareenkaro or even maamuli karo sida lacagta bangiyada taala.


Ma iswaydiisay why ay dadku uga jeclaadan cryptocurrency lacagaha caadiga ah?

Jawaabtu waxa weeye lacagaha caadiga waxa lagu sameeya more publishment taaso ah daabacaad kle laga sameeya taaso samayni karta in ay lacagtaas sicir barar ku dhaco laakinse lacagtan cryptocurrency mala badani karo ee laakin waxa la sameeya inta jirta lagu qanacsadaa taasna qiimaha lacagta bay kor uu qaadaysa. Sababta labaad waxaa weeye lacagaha caadiya ee bangiyada taala waxa lagu samayni karaa mid uu eeg oo been ah.


Sidee loo iibsan kara cryptocurrency?

Hadaa ku cusubtahy lacagtan cyptocurrency waxaan kugula talin lahaa in aad ku iibsato qaabka la yidhaahdo centralized exchange taaso ah inaad ka iibsato Brokers sida Binance iyo coinbase adigo isticmaalaya lacagaha caadiga sida USD iyo kuwa kle, Laakin ogow inay brokers kaa qaadanayan lacag yar oo qidmad ah.


Advantages and Disadvantages of CryptoCurrency?

Waxaan qeybtan kala hadlaya faa'iidada iyo qasaaraha ay leedahay lacagtan digitalka ah ama cryptocurrency.

Advantages of cryptocurrency

  • Dadka qaar waxay uu jecelyihiin cryptocurrency ma maamulaan banks, taaso anigu aaminsanahy in banks abuuran sicirbarar iyo inflation.
  • cryptocurrency waxay ku shaqaysa qaabka blockchain technology oo ah mid si xooga ugu ilaashan kartid hantidaada.
  • Dad badan waxay uu arkaan cryptocurrency qaasatan bitcion in ay tahy lacagta aduunka mustaqbalka maamuli doonta.
Disadvantages of cryptocurrency

  • Waxay dhib ku tahy deegaanka or have environment impact qaasatan marka la samaynay Mining oo isticmaasha koronto aad uu badan.
  • Coins gaar dadku maalqashtaan ayaa nogon karta scam ama been abuur kuwa kalana xaraan bay nogon karaan.

Our previous content:- https://www.abdirahmanmohamed.com/2024/07/blog-post.html

Post a Comment

0 Comments