Freelancing-nimada waa fursad cajiib ah oo ku saamaxeyso in ay wax badan ka badasho qaabka aad hada u shaqeysid. Waa fursad kuu saamaxeyso in aad shaqeysatid adoo gurigaaga joogo ama dalxiis ku maqan. Kaliyah waxaa ubaahan tahey in aad internet haysatid iyo computer. Hadaba waxaad is waydiinaysa waa maxay freelancing?
Jawaabtu waxa weeye waa shaqsi ku shaqeysta lacag ku saleysan shaqo kasta, badiyaa shaqo waqti gaaban ah oo ah qandaraasle madax-banaan. Freelancer maaha shaqaale shirkad sidaas darteed waxay xor u yihiin inay dhamaystiraan shaqooyin kala duwan si isku mid ah shakhsiyaad ama shirkado kala duwan ilaa ay ka go'an tahay inay si gaar ah u shaqeeyaan ilaa mashruuc gaar ah la dhammeeyo. Freelancers waxaa loo arkaa qayb ka mid ah dhaqaalaha gig.
WAXA WEEYE NOTE YAR OO KUSAABSAN OUR TOPIC
Shaqooyinka ka banaan Freelancing-ka 2025
- Graphic design
- photography and videography
- software development
- writer ( How to be a successful freelancer writer)
- Marketing
- copywriter
- content creator
- app development
0 Comments