LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

What is Meme coins?

 Meme coins waa qayb ka mid ah cryptada oo sababta loo asaasay ay tahay si madadala ah ama kaftan ah si loo soo jiito ama loo xiiso galiyo dadka sameeya crypto investment laakin maaha coin loo sameeyay si ku tala gal ah.





Taarikhda Meme coins ka

Meme coins kii ugu horeeyay waxa la asaasay 2013kii waxaana asaasay laba nin oo la kala odhan jiray Jackso Palmar iyo Billy Marcus.

Dogecoin ayaa ahayd Meme coinki ugu horeeyay oo la sameeya.


Meme Coins ka ugu wayn suuqa iyo qiimahooga

Shanta Meme coins ee ugu waaweyn sanadkan 2024 waa kuwan:-

Dogecoin(DOGE)     $14.3B

Shiba inu(SHIB)       $7.7B

Pepe(PEPE)              $2.98B

Dogwhifat(WIF)       $1.54B

Bonk(BONK)           $1.15B


Dabeecadaha Meme Coins

  • Waxay leeyihiin dhaqaaq aad uu badan oo ku sameeya qiimaha is badal weyn.
  • Ma laha supply xadhidan oo inta suuqa ku jirta lama qaran karo.
  • Qiimahoogu aad ayuu uu jaban yahy.

Khataraha ka dhalan kara MemeCoins

  1. Airdrop scams.
  2. Rug pulls.
  3. Pump and dump schemes.


Post a Comment

0 Comments